U bood dhigaalka

Natiijada ardaydii ka qeyb gashay imtixaanaadkii deeqaha waxbarasho oo la soo saaray

Sheeko:War

Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay magacyada iyo natiijada arday dhowaan imtixaan u gashay deeqo waxbarasho oo ay dowladdu ka heshay dowladaha Yemen iyo Suudaan.

Guddiga Maamulka Deeqaha Waxbarasho ee dowladda ayaa shaaciyay liiskan. kaasi oo ku saabsanaa ardayda ku baastay iyo kuwa ku dhacay imtixaanka deeqaha waxbarasho ee dalalka Sudan iyo Yemen.

Hadaba lifaaqan hoose ka akhriso ardayda nasiibka u heshay inay ku guuleysatay Imtixaankaasi.

Result 2014 – 2015 SCHOLARSHIP CANDIDATES saxsaxsax.xls 2