Netanyahu Iyo Trump Oo Kulmaya

Ra’iisulwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa madaxweynaha Mareykanka Domald Trump ayaa kulmi doona maanta oo Isniin ah, waana kulankii 5-aad oo ay yeeshaan labdan mas’uul.

Kulanka Netanyahu iyo Turmp ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli ay cirka isku sii shareereyso xaaladda Suuriya taasi oo ay ku kula argati duwanyihiin sida ay wax u socdan dowladaha reer galbeedka.

Waxyaabaha ay ka wada hadli donaan waxaa ka mid ah in Trump uu ka soo qeyb-galo xafladda xarig ka jaridda safaaradda mareykanka taasi oo loo rari doono Qudus bisha May ee soo socota.

Diblomaasiyad u hadashay mareykanka ayaa sheegtay in saafadda uu Mareykanka ku leeyahay Tel Aviv loo rari doono May magaalada Qudus.

Natenyahu ayaa u muujiyey Trump in uu ka soo qeb-galo xafladda xarig ka jarista safaaradda.

Goobjoog News