U bood dhigaalka

Odayaasha Dhaqanka 16-ka kursi Ee Boosaaso Oo La Shaaciyay

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaysa ergada 16 kursi oo lagu dooranayo magaalada Boosaaso.

Kuraasta la shaaciyay ayaa kala HOP#220, HOP#169,HOP# 076, HOP#149, HOP#157, HOP#142, HOP#227, HOP#190, HOP#228, HOP#234, HOP#273, HOP#083, HOP#222, HOP#036, HOP#027 iyo  HOP#158