U bood dhigaalka

Puntland oo war Murtiyeed ka soo saartay Arrimaha wax ka Bedelka Dastuurka KMG

Sheeko:Baarlamaanka

War murtiyeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyada Puntland ayaa lagu dhaliilay wadada loo maray wax ka bedelka dastuurka oo lagu tilmaamay mid ay dowladda iyo baarlamaanku ay ku hareer mareen wadadii habooneyd iyo hanaankii hoos ka dhis kor u dhis laguna bedelay kor ka dhis hoos u dhis, kaas oo u dhacaya in la doonayo in awoodaha lagu uruuriyo dowladda dhexe oo horey u sababay burburkii dowladnimo ee Soomaaliya.

Waana kan war murtiyeedkii oo dhameystiran

1-MOWQIFKA-PUNTLAND-EE-DASTUURKA-FEDERAALKA-KMG1

2-MOWQIFKA-PUNTLAND-EE-DASTUURKA-FEDERAALKA-KMG1