Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay war saxaafadeed 6 bog ka kooban oo ay kaga hadlayso sababta ay oga qeybgali weysey shirka hiigsiga cusub, iyada oo faahfaahisey dhamaan waxyaabaha ay ka tabanayso dowladda federaalka