Taiwan oo ah dal aan haysan aqoonsi isla markaana sheegta in ay ka go’day shiinaha intiisa kale ayaa safaaradeeda ka furatay degaanada Somaliland,Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xad- gudub ku tilmaantay talaabada ay qaatay Taiwan ee dhinaca diblomaasiyada.
Dhanka kale Afhayeen u hadlay Wasaarada arrimaha dibada Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegay in dunida u aqoonsantahay Tawain gobol kamid ah dhulka Shiinaha. Â
Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Iyo Argtidooda Somaliland &Â Taiwan
Goobjoog News