Qarax Ka Dhacay Xamar Jajab
				Sheeko:Dalka			
			 
		Wararka ay Goobjoog News heshay ayaa sheegaya in uu Qarax gaari ka dhacay degmada Xamarjajab agagarka Ex isbitaalkii UNICEF,
Weli ma cadda khasaaradaha halkaas ka dhashay iyo cidda lala beegsaday,
Wixii warar ah faahfaahinta kala soco www.wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com