Madasha Mucaaradka oo mar kale walaac ka muujisay ka qeyb galka Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Madasha Mucaaradka ee Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa weli saluugsan gogsaha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh, oo la qorsheeyay inuu qabsoomo 15-ka June 2025. Madashu waxay ku sheegtay in inkasta oo ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Colaadda Magaalada Ceerigaabo Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa ka walaac ka muujisay colaadda ka dhex aloosan beelaha walaalaha ah ee ku wada nool magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.
2 daqiiqo 11 Qodob oo laga soo saaray Shirkii nabadeynta gobolka Mudug Madaxweynah maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa si wadajir ah waxa ay u fureen shirweynaha Dardargelinta Nabadaynta Gobolka Mudug.
2 daqiiqo Mareykanka iyo UK oo Dhaqdjaqaaqa Xamaas Ka Dalbaday Aqbalaadda Xabadjoojinta Qaza Maraykanka iyo UK ayaa ku booriyay Xamaas inay aqbasho soo jeedinta Israa’iil ee ku aaddan xabbad joojinta dagaalka Gaza iyo sii deynta qaar ka mid ah la maxaabiista ay gacanta ku hayso, kuwaas oo sugaya in ay dib ugu laabtaan qoyskooda.
1 daqiiqo Wajiga Labaad Shirka Dib-u-Heshiisiinta Beelo Ku Dagaalamay Mudug oo Galkacyo Ka Furmay Waxaa magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ka furmay wajiga labaad ee shirka ku saabsan nabad gobolka, waxaana ka qeyb-galay xildhibaanno reer Faderaal ah, masuuliyiinta gobolka ee Puntland iyo Galmudug.