1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Tirinta codadka Doorashada madaxtooyada Somaliland oo Socota iyo Natiijo horudhaca ah oo lagu dhawaaqayo maanta Doorashada madaxtinimada Somaliland iyo tartanka axsaabta ayaa xalay la soo afjaray, iyada oo xilligan lagu guda jiro tirinta codadka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Wararkii ugu dambeeyay doorashada ka socoto Somaliland iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo hadlay Doorashada madaxtooyada Somaliland ee maanta, 13-ka Nofeembar 2024, ayaa weli si nabad ah uga socota guud ahaan gobollada Somaliland, iyadoo aan la soo sheegin wax dhibaato ah oo ka dhacay goobaha codbixinta.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Dowladda Soomaaliya oo Bogaadisay Doorashada Tooska ah ee Somaliland Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) waxay soo dhoweynaysay doorashooyinka tooska ah (qof iyo cod) ee mudooyinkii u dambeeyay ka qabsoomay Maamulka Gobollada Waqooyi ee Somaliland.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Shacabka Somaliland oo u dareeraya doorashada Madaxtooyada iyo ammmaanka magaalooyinka waa weyn oo la adkeeyey Doorashada madaxtooyada Somaliland oo berrito dhacaysa ayaa u ah mid taariikhi ah, maadaama shacabka ay afar iyo labaatan saac gudahood ku dooran doonaan madaxweynaha iyo xisbiyada matalaya shanta sanno ee soo socota.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Baarlamaanka Jubbaland oo ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Baarlamaanka Jubbaland ayaa ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo uu xalay soo magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada DFS oo ugu baaqday beesha Caalamka in ay taageerto doorashooyinka qof iyo Cod ee Soomaaliya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa war ka soo saartay doorashooyinka la filayo in ay dhawaan ka dhacaan gobollada waqooyiga ee Soomaaliya (Soomaaliland), iyada oo muujisay sida ay uga go’an tahay taageeridda hannaanka dimoqraadiyadda iyo doorashooyin xor iyo xalaal ah oo ka dhacaya dalka oo dhan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo magacaabay guddiga diyaarinta xeerarka doorashooyinka Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddi Kumeel gaar ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka kaasoo u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururrada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Xildhibaanada Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Senatka Mareykanka oo dib u soo ceshtay aqlabiyadda Aqalka Odayaasha Xildhibaanada Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Senatka Mareykanka ayaa dib u soo ceshtay aqlabiyadda Aqalka Odayaasha, kaddib marki ay saddex kursi oo ka mid ah kuraasta Senatka kaga guuleesteen mudanayaashi horay ugu fadhiyay ee xisbiga Dimoqraadiga.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Trump oo loo badinayo in uu noqdo madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka Xafiiska Go’aan-qaadashada ee FOX News ayaa lagu shaaciyay in madaxweynihii hore Donald Trump uu noqon doono madaxweynaha 47-aad, isagoo ka badiyay madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris.