2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay jadwalka doorashooyinka 2027 MUQDISHO (Wararka Goobjoog) — Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee qabashada doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyey Jadwalka Doorashada Hoggaamiyaha iyo Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iayaa shaaciyey jadwalka doorashada guddoonka Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Galmudug iyo hoggaanka sare ee maamulkaas, kuwaas oo la qorsheeyey inay qabsoomaan inta u dhexeysa 13-ka iyo 22-ka Oktoobar 2026.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada MAXKAMADDA SARE OO ANSIXISAY NATIIJADA DOORASHADA KU-CELISKA AH EE GALMUDUG Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijada doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada JSP oo 78 Kursi Ka Helay Baarlamaanka Hirshabeelle Jowhar, 3 Oktoobar 2026 — Doorashada Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa gashay marxalad cusub, kaddib markii la sheegay in Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) uu helay 78 ka mid ah 99-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay Natiijada Doorashadii Galmudug iyo JSP oo Kuraasta ugu badan ku guulaystay Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii isku sidkanayd ee goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Mustafe Cagjar oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida , Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar), ayaa mar kale loo doortay inuu hoggaamiyo deegaanka, taas oo u oggolaanaysa inuu sii wato xilka uu hayay tan iyo isbeddelkii siyaasadeed ee dhacay sannadkii 2018.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashooyinka Galmudug Iyo Hirshabeelle: Tijaabada Qof Iyo Codka Soomaaliya Shacabka ku nool Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay ugu codeeyaan musharraxiinta golayaasha degaanka iyo baarlamaannada labada dawladgoboleed. Doorashadu waxay ka dhacaysaa guud ahaan 23…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyey shacabka ka qeyb galay doorashooyinka Galmudug iyo Hirshabeelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed ee maanta ka qeyb qaatay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Madaxweyne Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Madaxweyne Cali Guudlaawe oo shacabka ugu baaqay inay si weyn uga qeyb qaataan doorashada Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, ayaa shacabka ugu baaqay inay si weyn uga qeyb qaataan doorashada ka socota magaalada Jowhar iyo guud ahaan deegaannada Hirshabeelle.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Shacabka magaalada Jalalaqsi oo si weyn ugu soo baxay doorashada Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka Shacabka magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si weyn ugu dareeray goobaha codbixinta, iyagoo ka qeyb qaadanaya doorashada xubnaha Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka ee Hirshabeelle.