2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Dalka, War Kulan Caawa Dhuusamareeb Ku Dhexmaray Musharraxa Xisbiga JSP Liibaan Axmed Xasan iyo Haweenka Caasimadda Galmudug DHUUSAMAREEB (Goobjoog News) — Musharraxa u tartamaya doorashada ku-celiska ah ee Galmudug , Liibaan Axmed Xasan, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug kulan ballaaran kula yeeshay qaybaha kala duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga doorashooyinka oo Shaaciyay Jadwalka Cusub ee Doorashooyinka Isku-sidkan ee Hirshabeelle Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u soo saaray jadwalka cusub ee doorashooyinka isku-sidkan ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle. Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada Ku-celiska Ah ee Galmudug Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada ku-celiska ah ee isku-sidkan ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad-Goboleedka Galmudug. Warkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay degmooyinka doorashooyinka Hirshabeelle Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEBC) ayaa shaaciyay degmooyinka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ee lagu qabanayo doorashooyinka isku-sidka ah ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Hirshabeelle. Guddigu wuxuu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Taliska Ciidanka Badda, Kuna Baaqay Diyaargarow Dheeraad ah Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tegay Taliska Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho, isagoo ku baaqay in la xoojiyo iskaashiga, anshaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Musharraxa JSP oo aqbalay go’aanka Guddiga Doorashooyinka Galmudug Musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee hoggaanka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa soo dhaweeyay go’aanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ee ku aaddan dib-u-qabashada doorashada Galmudug. Go’aankan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Aqbalay Go’aanka Maxkamadda Sare ee Doorashada Galmudug Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira natiijada doorashadii isku-sidkanayd ee Golaha Deegaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya waxay u baahan tahay in loo gudbo doorasho qof iyo cod ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si faahfaahsan uga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay doorashada Soomaaliya iyo qorshaha dowladda federaalka ee ku aaddan in dalka loo gudbiyo nidaamka doorashada qof iyo cod.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Beesha Caalamka oo Taageertay Geeddi-socodka Doorashooyinka Qof iyo Cod ee Soomaaliya Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa kulan xog-isdhaafsi ah la yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka, iyadoo diiradda lagu saaray horumarka laga sameeyay geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo shahaadooyinka musharraxnimo guddoonsiiyay laba xildhibaan Guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xarunta golayaasha ee Villa Hargeysa, halkaas oo lagu bixiyay shahaadooyinka musharraxnimo ee doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.