2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashada oo shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo lacagta musharraxnimada Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka rasmiga ah ee hannaanka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, iyadoo la caddeeyay taariikhaha ay dhacayaan marxaladaha kala duwan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Natiijada Doorashada Galmudug oo la Shaaciyey Dhuusamareeb – Waxaa la shaaciyey natiijada doorashada golaha Wakiilada Galmudug, iyadoo ururka JSP uu ku guuleystay kuraasta ugu badan ee doorashada. JSP ayaa helay 63 kursi, waxaana ku xigay Towfiiq…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Raysal Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Celiyey Baasaboorkii Kenya Raysal Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu si iskiis ah ugu celiyey Dowladda Kenya baasaboorkii Kenya ee horay loo siiyey. Wuxuu sheegay in baasaboorkaasi uu ahaa dukumenti…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Xarardheere oo ay si nabad ah doorasho uga dhacday ka dib ku dhowaad 15 sano oo ay Al-Shabaab maamulayaeen Magaalada Xaradheere ee gobolka Mudug ayaa gashay marxalad cusub oo siyaasadeed, iyadoo shacabka deegaanku ay codkooda ku dooranayaan xubnaha golaha deegaanka iyo baarlamaanka Galmudug, kaddib markii magaalada laga xoreeyay Al-Shabaab sanadkii 2023.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo warbixiyay sida ay doorashadu u socoto Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEBC) ayaa faahfaahin ka bixiyay habsami u socodka doorashada Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee ka socota Dowlad-Goboleedka Galmudug, isaga oo sheegay in geeddi-socodku uu ku socdo jawi deggan oo nidaamsan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashada Golaha Deegaanka iyo Wakiillada Galmudug oo Si Rasmi ah u Bilaabatay Doorashada Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay degmooyinka maamulkaas, iyadoo kumannaan codbixiyeyaal ah ay u dareereen goobaha codbixinta si ay u gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Galmudug oo hakisay duulimaadyada rayidka inta lagu jiro doorashooyinka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqday in si ku-meel-gaar ah loo hakinayo dhammaan duulimaadyada rayidka ee ka baxa kana soo dega garoomada diyaaradaha Galmudug,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Gaalkacyo oo Hoggaaminaysa Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Galmudug Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay natiijada diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee 11-ka degmo ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, iyadoo degmada Gaalkacyo ay noqotay tan ugu horreysa marka la eego tirada dadka isdiiwaangeliyay.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Tirada Musharaxiinta Golaha Wakiillada iyo Deegaanka ee Galmudug Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEBC) ayaa si rasmi ah u shaaciyay tirada guud ee musharaxiinta u taagan doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka ee Dowlad-Goboleedka Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga doorashooyinka oo shaacisay jadwalka doorashada Hirshabeelle Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, isagoo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ee ku xusan Qodobka 10-aad ee…