3 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA, MAXKAMADDA SARE EE DALKA, Wararka Caafimaadka Waa Xadgudub Dastuuri ah in Wasiirka Caafimaadku Diido Go’aanka Maxkamadda Sare Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa 27dii Nofeenbar 2025 soo saartay xukun maxkamadeed oo waafaqsan xeerarka dhaqangalka ah oo ay ugu horreeyaan Xeerka Nidaamka Garsoorka ee 1962dii iyo Sharciga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka Lr.31 ee soo baxay 16dii Nofeenbar 2020kii.
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo mar kale u fariisatay kiiska dilkii hooyo iyo carruurteeda oo dhowaan gobolkaas lagu diley Maxkamadda Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa maanta mar kale u fariisatay dhageysiga dacwadda loo haysto saddex eedeysane oo lagu tuhunsan yahay in ay ku lug lahaayeen dilkii hooyo Sahro Cartan Xirsi iyo carruurteedii yar-yaraa, kuwaas oo dhowaan lagu diley gobolka Galgaduud
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Soomaaliya oo Hirgelisay Hannaanka Casriga ah ee Maareynta Gal-dacwadeedyada Maxkamadaha Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daahfurtay hannaan casri ah oo lagu maareynayo gal-dacwadeedyada maxkamadaha, nidaamkan ayaana loogu tala-galay inuu si weyn u fududeeyo habraaca garsoorka, kuna xiro hay’adaha kala duwan ee cadaaladda dalka.
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Maxkamad ku taalla garoowe oo xukun adag ku ridday nin dhowaan jirdiley wiil yar oo Yemeni ah Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Nugaal ayaa xukun adag ku ridday nin dharka Ciidamada xirnaa oo dhowaan goob fagaare ah ku jirdilay wiil yar oo qaxooti yemeniya ah. Maxkamadda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Muxuu yahay gal-dacwadeedka layaabka leh ee ay qaadday maxkamadda degmada Waaberi ? Maxkamadda degmadda waaberi ee gobolka Benaadir ayaa dhowaan u fariisatay mid kamida gal-dacwadeedyadii ugu yaabka badnaa, kaas oo ku saabsan lamaane ku noolaa degmadaas
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo ka qeyb-galaya shirka looga hadlayo maxkamadaha dastuuriga ah ee Afrika? Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay Shirkii 8-aad ee Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Dastuuriga ah ee wadamada Afrika, oo ka socda magaalada Qaahira ee dalka Masar.
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA 𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗮𝘆 𝗶𝗻 𝗫𝘂𝗸𝘂𝘂𝗺𝗮𝗱𝗱𝘂 𝗮𝘆 𝘅𝗼𝗼𝗴𝗴𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗵𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗰𝗱𝗮 𝗴𝗮𝗿𝘀𝗼𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan dowlad wanaag laga shaqeyn karin oo musuqmaasuq la ciribtiri karin, haddii aan la helin hannaan garsoor oo lagu wada kalsoon yahay.
2 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Muxuu ka dhiganyahay Xarigga madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha ee shirkadda Favori ? Dowladda Soomaaliya ayaa sharciga la tiigsanaysa shakhsiyaad iyo Hay’ado caalami ah oo dalka ka howlgala, kuwaas oo lagu haysto xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda muwaadiniinta iyo xeerarka dalka u degsan.
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada-hadlay is dhaafsiga waaya-aragnimada garsoorka iyo arrimaha Sharciga Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XukuumaddaJamhuuriyaddaFederaalkaSoomaaliya, mudane Hassan Macalin ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Professor Ahmed Isma’il iyo Professor Mohamed Al faatih oo ah xeeldheereyaal sharci oo ka yimid dalka Suudaan.
2 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Muhiimadda fursad siinta garsoorka Garsoorku waa hannaan lagu kala saaro dulmanaha iyo dembiilaha, cidda gar leh iyo cidda gardarrada ku socata, qofka xoolaha iska leh iyo midka xoogga ama xeeladda uga boobaya, iyo guud ahaan ismaan-dhaaf kasta oo dadweynaha ka dhex aloosma.