1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaanno Baaq Ka Diray Dagaal Beeleedyada Xildhibaanno ka mid ah golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa nabad ugu baaqay beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobollada Hiiraan iyo Galgaduud. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiilada Puntland oo la Dhaariyay, Guddoon KMG ahna Doortay Waxaa maanta xarunta Puntland ee Garoowe lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland,kadib markii kuwaasi oo shalay gelinkii dambe lagu dhawaaqay liiska xildhibaanada oo ka koobnaa ilaa 66 mudane Munaasabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deg-deg: Labo Xildhibaan Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday labo xildhibaan oo mid ka tirsan yahay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah halka mid kale uu ka tirsanaa dowlad goboleedka koonfur galbeed. Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Ah Ee 2019 Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow cod wada ogol ah ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda 2019. 174 Xildhibaan ayaa ogolaaday, ma jiro Xildhibaan ka aamusay ama diiday ansixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Sharciga Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Ciidamada Qalabka Sida Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyay sharciga howlgabnimada, xaqsiinta iyo hibooyinka xubnaha ciidamada qalabka sida oo ay soo diyaariyeen guddiga difaaca ee Golaha Shacabka. Codeyn golaha ka dhacday, 171 Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo u Codeeyey Xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay. 170 xildhibaan ayaa ogolaatay, waxaana diiday 1…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal: Xildhibaan Sheegay Sida Kaliya Ee Lagu Heli Karo Ammaanka Guud Ee Dalka Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay sida kaliya ee loo heli karo xalka arrimaha amniga guud ee dalka, gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadayo Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta oo ah axad ah Taariikhduna tahay 30/12/2018, cod gelin-doona miisaaniyadda sanadka. Ajendaha kulan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ah…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal: Kalfadhigan Waxaa La Qabtay Shaqo Ka Badan 3-dii Kalfadhi Ee Ka Horeysay Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo maanta ka hadlay aqalka ayaa sheegay in khilaafkii dhacay laga qaadanayo cashar, oo looga nabad-geli-doono inta ka dhiman xil heyntooda. Mursal waxaa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Maanta La Horgeynayo Miisaaniyadda Dowladda Ee 2019 Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay ku kulmaan xaruntooda magaalada Muqdisho, kadib markii aanay wax kulan ah yeelan ku dhowaad…