1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaan Sakariye “Dowladda Ha Qaadato Go’aan Xanuunjiya Kenya” Guddoomiyaha xisbiga Garsoor, xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo u warammay Goobjoog ayaa ka hadlay arrimaha ku aaddan xiisadda Soomaaliya iyo Kenya. Waxa uu ugu horreyn soo dhoweeyey go’aankii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Aqalka Sare Ah Oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Dhibaato Ay Ciidanka Kenya Ka Wadaan Jubbaland mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dowladda federaalka ah usoo jeediyay in aan lagu fiirsan ciidanka Kenya dhibaatada ay ku hayaan shacabka ku dhaqan deegaannada Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Faroole Oo Ku Baaqay In Dib Loo Furo Wadahadalladii DFS Iyo Somaliland (Dhageyso) Senator C/raxmaan Faroole oo ka mid ah aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in dib loo furo wadahadalladii dowladda federaalka iyo sidoo kale Somaliland. Waxa uu sheegay Senator Faroole…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka “Xildhibaannada Golaha Shacabka Waxba uma Qaban Shacabka Ay Matalaan” Waxaa Sidaa Yiri… Aqoonyahan Maxamed Axmed Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya aanay waxbo u qaban shacabka ay matalaan. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In La Xallinayo Khilaafka Labada Aqal Ee BFS Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo soo xirayey Kalfadhiggii Afaraad ee golaha shacabka ayaa sheegay in ay xallin doonaan khilaafka ka dhaxeeya Labada aqal ee baarlamaanka. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Labo Arrin Oo Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooga magaalada Muqdisho. Ajendaha maanta ee kulankan ayaa ah u codeynta wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Sheegay In Howlgallada Jubbaland Ka Socda Yihiin… Xildhibaan Xasan Yare oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgallada ay ciidamada Jubbaland ka wadaan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimo. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Faroole “Waa Maalin Isbedal Xalaal Ah Uu Ka Dhacay Puntland” Senator C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in doorashadii madaxweynaha ee maanta ka dhacday Puntland ay tahay mid taariikhi ah islamarkaana xalaal ah. Wuxuu sheegay in xildhibaannada Puntland ay doorteen shaqsi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal: Saameynta Ka Dhalan Karta Khilaafka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa sheegay in khilaafka Labada gole ee baarlamaanka uu dalka u keeni karo dib u dhac ballaaran. Waxa ay sheegeen in muhiim ay tahay iney si is faham…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka sare oo u Hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland. Mudane, Cabdi Xaashi, ayaa Guddoomiyaha cusub…