1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baydhabo: 2 Murashax Oo Maanta Khudbeyneysa, Roobow Waa La Reebay Sida ku qoran jadwalka doorashada koonfur galbeed ee Soomaaliya waxaa lagu wadaa maanta in ay khudbado jeediyaan ilaa 2 murashax. Murashaxiinta khudbadaha ku qoran ayaa kala ah: Cabdi Casis Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Mursal iyo Ku-xigeennadiisa Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Ay Ku Jiraan Wada-shaqeyntooda iyo Mooshinka Farmaajo Kadib khilaaf soo jiitamayey tan iyo 8-deeddii bishan waxaa maanta Muqdisho kulan gaar ah ku yeeshay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Maxamed Mursal iyo ku-xigeennadiisa 1aad iyo 2aad.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal Oo Ku Baaqay In Doorashada Koonfur Galbeed Dib Loo Dhigo, Lana Soo Daayo Mukhtaar Roobow Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo maanta shir jaraa’id ka qabtay shaqaaqada ka socota arrimaha doorashada koonfur galbeed ayaa ugu horeyn u tacsiyeeyey dadkii Baydhabo ku dhintay, isaga oo intaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal Oo Degay Degmada Wadajir, Muqdisho Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Maxamed Mursal ayaa degay Hoteel Shabeel ee degmada Wadajir, waa Hoteel ku yaalla agargaarka Aiportiga Muqdisho. Guddoomiye Mursal ayaa horay u deganaa Villa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa” (Video) Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwii mooshinka ka gudbiyey madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in cid walbo oo aan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AQalka Sare Oo Sharciga Hey’adda Naafada Kala Hadlay Golaha Naafada Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah, oo bishan 6-deedii ay ka hor timid wasiirka xuquuqul insaanka Deeqo Yaasiin, kana hor akhrisay sharciga hey’adda naafada ayaa kulan gaar ah arrintaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Faah Faahin: Guddoomiye Mursal Iyo Xildhibaanno Kulan Yeeshay Hoyga guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaa xalay tagey xildhibaanno ka mid ah kuwii mooshinka ka keenay madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Waxay xildhibaannadan kulan la yeesheen guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cawad “Ma Aqoonsanin Guddiga Miisaaniyadda Ee Golaha Shacabka” (Dhageyso) Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo goor dhow saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanay aqoonsaneen guddiga miisaaniyadda ee golahaasi. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cawad “Guddoomiyaha Meesha Uu Mooshinka Geynayo Isagaa Og” (Dhageyso) Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aanay waxbo kala socon mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo ee uu qabtay guddoomiyaha golahaasi Maxamed Mursal Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Qabtay Mooshin Xil Looga Qaadayo Madaxweyne Farmaajo Mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa goordhow qabtay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal. Mooshinkan ayaa la sheegay inuu yahay hindisaha xilka qaadista madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya…