1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal: Maxaa Sababay Iney Hakadaan Howlihii Shaqo Ee Golaha Shacabka? Waxaa maalmahan dambe si sabab la’aan ah hakad u galay kulamadii xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo shaqooyin badan ay jireen. Wixii ka dambeeyey kala diristii guddiga maaliyadda…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaano Difaacay Hab-raacii Warbixinta Gudd. Maaliyadda, Eedeeyana Guddoonka iyo Xukuumadda Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey baaqashada warbixintii guddiga maaliyadda iyo shirkii maanta ee golaha shacabka, iyaga oo intaas raaciyey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Beyle: Qabiilbaa Maxkamad Noo ah Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah Soomaaliya Cabdiraxmaan Belye oo sabtidii hor yimid golaha shacabka si uu isaga difaaco eedeynta guddiga maaliyadda ee golaha ayaa dhinaca kale sheegay in dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo maanta kulan yeeshay ayaa warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed (JUS). Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Guddiga Doorashada Oo Xubno Cusub Lagu Daray Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa hadda ansixiyey 15 xubin oo ka tirsan guddiga doorashada maamulkaas. 136 mudane ayaa la sheegayaa in kulanka soo xaadirtay, codeyntii la qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi: Weerarkii Saxafi Wuxuu Ahaa Shirqool Nalagu Dili Rabay (Dhageyso) Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay weerarkii 9-kii bishan lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Beyle Ka Dalbaday Inuu Faah-faahiyo Ujeedka $22 Milyan Wasiirka maaliyadda ee JFS Cabdiraxmaan Beyle ayaa maanta golaha shacabka ka dalbaday inay ansixiyaan $22 Milyan oo degdeg ah oo mushaarka ciidanka. Cabdiraxmaan Beyle oo arrintaas ka hadlayey wuxuu yiri“Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka MUUQAAL: Xildhibaan Sheegay In Amni Darrida Muqdisho Qeyb Ka Tahay Ciidankii NISA Ee La Kala Direy Xildhibaan Xasan Cabdi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay amni darrada ka jirta magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in dowladda aanay marnaba lahayn qorshe…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qaramada Midoobey Oo Ku Baaqday In Doorasho Hufan Ka Dhacdo Koonfur Galbeed Iyada oo laga ambaqaadayo dhacdooyinka maalmahan ka dhacayey iyo kala qeybsanaanta bulshada halkaasi ku nool, xafiiska qaramada midoobey ee Soomaaliya waxuu dhinacyada Koonfur galbeed ugu baaqay inay ka fogaan colaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AKHRISO: Waxa Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku leh kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha kulanka oo aan helnay ayaa ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Duulista iyo…