1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal: Guddiga Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Shaqadooda Ha Sii Wataan Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Maxamed Mursal ayaa go’aamiyey in Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee golaha shacabka ay shaqadooda sii wataan. Waxaa kale uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdi Xaashi “Waxaan Ku Faraxsanahay Nabadda Taalla Kismaayo” Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/laahi ayaa sheegay in nabad la isku haleyn karo ay taallo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Xog Badan Ka Bixiyey Mooshin Maanta Loo Gudbiyey Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaan C/fitaax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah mudanayaashii golaha shacabka ee maanta guddoonkooda u gudbiyey qoraal lagu dalbanayo in laga doodo heshiisyadii uu madaxweyne Farmaajo lasoo galay Ethiopia iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Wax Walbo Oo Ku Saabsan Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajendaha maanta ee kulanka golaha shacabka ayaa ahaa akhrinta Saddexaad ee hindise Sharciyeedka Mashruuca Liilitirka Siyaasiyiinta. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 10 Xildhibaan Oo Codsaday In Laga Doodo Heshiisyadii uu Maamulka Farmaajo La Galay Dalalka Shisheeye Xubno 10 ah, oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta guddoonka u gudbiyey qoraal ay ku dalbanayaan in la furo dood ku saabsan heshiisyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Muxuu Guddoomiye Mursal Ka Dhahay Kala Dirista Guddiga Maaliyadda? Ilo ku dhow guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in shalay Talaado ay kulan gaar ah lahaayeen guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Waxaa maanta lagu wadaa inuu qabsoomo kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, kadib markii ay horay kulamada u baaqdeen ilaa 3 jeer sababo la xiriiray khilaafka kala dirista guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal: Maxaa Sababay Iney Hakadaan Howlihii Shaqo Ee Golaha Shacabka? Waxaa maalmahan dambe si sabab la’aan ah hakad u galay kulamadii xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo shaqooyin badan ay jireen. Wixii ka dambeeyey kala diristii guddiga maaliyadda…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaano Difaacay Hab-raacii Warbixinta Gudd. Maaliyadda, Eedeeyana Guddoonka iyo Xukuumadda Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa walaac ka muujiyey baaqashada warbixintii guddiga maaliyadda iyo shirkii maanta ee golaha shacabka, iyaga oo intaas raaciyey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Beyle: Qabiilbaa Maxkamad Noo ah Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah Soomaaliya Cabdiraxmaan Belye oo sabtidii hor yimid golaha shacabka si uu isaga difaaco eedeynta guddiga maaliyadda ee golaha ayaa dhinaca kale sheegay in dalka…