2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ergada Q/Midoobey Iyo M/Afrika Ee Soomaaliya Oo Bilaabaya Dhex-dhexaadinta Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Ergada Qaramada Midoobey Iyo Midowga Afrika Ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Ambassador Francisco Madeira oo maanta la kulmay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay inay bilaabayaan dhex-dhexaadinta dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ka Doodi Doona Hindise Sharciyeedka Maamulka Iyo Maaliyadda Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo sabti ah yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan looga hadli doonaa Hindise sharciyeedka maamulka iyo maaliyadda. Ajendaha…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Maanta Ka Hadlay Dagaal-ka Sool Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waa golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa maanta si gooni-gooni ah uga hadlay dagaalka ka socda koonfurta Sool. Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulanka Golaha Shacabka Ee Maanta Maxaa Looga Hadlayaa? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maantaoo Arbaco ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajnedaha kulanka maanta ayaa ah aqrinta Labaad ee hindise sharciyeedka mihnadlayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Farxiyo Xasan Oo Iska Fogeysay Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweyne Farmaajo Xildhibaan Farxiyo Axmed Xasan oo ka tirsan aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa iska fogeysay inay qeyb ka tahay ama ogtahay xildhibaanno saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Xuseen Sheekh: Jawaab Looma Qaadan Karo Qoraalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay waxaa ay soo saartey Warmurtiyadeed kaas oo lagaga hadlay doorashooyinka dowlad goboleedyada qaar iyo khilaafka Villa Somalia kala dhaxeeya dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 22-ka bisha Octoober 2018 kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa noqon-doona…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka “Xalinta Khilaafaadka Galmudug Waa Mas’uuliyadeenna Dastuuriga ah”, Senatorrada Cabdi Dhuxulow(Dhagdheer) Iyo Yusuf Ugaas(Dhagey) Senator Cabdi Axmed Dhuxulow(Dhagdheer) Iyo Senator Yusuf Geelle Ugaas(Dhagey) oo ka jawaabayey eedeyn uu shalay u soo jeediyey madaxweynaha Galmudig Axmed Geelle Xaaf ayaa qoraal ay warbaahinta soo gaarsiiyeen ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Guddoomiye Mursal Oo Si Kulul Uga Hadlay Xildhibaanno Maanta Meel Looga Dhacay Xasaanaddooda Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xildhibaanno maanta meel looga dhacay xasaanaddooda, kadib markii qaarkood waddooyinka loo diiday iney maraan, halka xildhibaan Mahad Salaad isna rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Muqdisho Waxaa Loo Ekeysiiyey Furin” (Dhageyso) Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalka ay ayaan darro weyn haysato, maalin walbana ay ka dhacaan waxyaabo amniga la xiriira oo dhibaatooyin ah loona geysto shacabka Soomaaliyeed. Waxa…