Xildhibaannad golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayo xeer-hoosaadka golahan ku leh magaalada Muqdisho. Kulankan maanta waxaa soo xaadirey 156 xildhibaan, waxaana shir guddoominayey guddoomiyaha golaha shacabka,…