1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Maanta Kulmaya Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya isugu yimaadaan kulankoodii caadiga ahaa. Kulanka maanta ayaa looga hadli doonaa arrimaha xeer-hoosaadka golahan, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Shariif Cabdalla “Sidee Buu Nagu Cannaanayaa Muudeey, Iyadoo Uu Joogo Mursal” Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo maanta ka hadlayay kulankoodii gollaha shacabka baarlamaanka federaalka kaasoo u baaqday kooram la’aan ayaa ka hadlay hab dhaqanka guddoonka gollahaasi. Wuxuu sheegay xildhibaanku in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo U Baaqday Kooram La’aan Iyo Magacyo La Yeeriyey Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulanka xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee golaha shacabka, waxaa soo xaadiray 120 xildhibaan halkii laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Shire “Waa In Wax Laga Qabto Dilalka Quursiga Ku Saleysan” Xildhibaan Cabdi Shire (Ciyaar Jecel) oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in si degdeg ah wax looga qabto dilalka ku saleysan quursiga. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ka Doodey Marxuum Axmed Mukhtaar Saalax Oo Lagu Gubey Muqdisho Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah Soomaaliya ayaa maanta kulankooda 6aad ee kalfadhiga 4aad uga dooday xad gudubkii banii’aadnimada ka baxsanaa ee lagu gubey Axmed Mukhtaar Saalax. Guddiga arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Ka Doodaya Xeer-hoosaadkooda Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulankooda maanta ayeey uga doodi doonaan xeer-hoosaadka golaha shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baydhabo: Wafdiga Aqalka sare Oo Ka Qeyb-galay Kulanka Golaha Wasiirrada Maamulka K/Galbeed Wafiga Aqalka sare ee magaalada Baydhabo u jooga xal u helista is afgaranwaaga soo kala dhexgalay Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada iyo Maamul Goboleedyada dhexdooda ayaa shalay ka qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Wafdiga Aqalka Sare oo Kismaayo Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Iyo Haweenka Wafdiga Golaha Aqalka sare ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka iyo ururka haweenka Jubbaland,waxayna kala hadleen sida ugu haboon ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Hadlay Kursi Ka Bannaan Golaha Shacabka Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta ku dhawaaqay boos buuxinta kursi ka bannaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka oo deegaan doorashadiisa tahay Puntland. Kursigan uu 6-dii bishan September…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubnaha Ka Socda Aqalka Sare Ee Ku Sugan Dhuusamareeb Oo La Kulmay Qeybaha Kal Duwan Ee Bulshada Wafdiga ka socda golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maalintii Seddexaad ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulankaan ayaa intiis badn…