1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno Ka Tirsan Hirshabelle Oo Ka Digaya Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Xildhibaanno ka tirsan Hirshabelle ayaa ka digey fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabelle. Xildhibaanadan ayaa sheegay in cabsida ugu weyn ay tahay in biyo badan kusoo rogmadaan magaalada Jowhar ee Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Waxaa maanta xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ka dhacay kulankooda 2aad, kalfadhiga 4aad. Goobjoog News, waxaa ay akhrisyaasheeda u soo gudbineysaa ajendayaasha kulanka xoogga lagu saaray. Ajendaha: 1-Hadal jeedinta Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Wufuud U Kala Diray Dowlad Goboleedyada Qoraal ka soo baxay aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay magacyada xubno guddiyo dhowr ah oo golaha Senate-ka ay u kala direen dowlad goboleedyada. Guddoomiyaha aqalka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qeyb Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Casilay Guddoomiye Casir Qeyb ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo fadhigoodu ahaa Dhuusamareeb ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey guddoomiye Cali Gacal Casir. Doodda mooshinka looga qaadayo oo ilaa shalay socotay waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo U Kala Dabqaadaya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ayaa go’aamiyey in wufuud loo diro dowlad goboleedyada, si ay u soo qiimeeyaan xaaladaha kala duwan, si xal looga gaaro khilaafka dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Tirsan Hirshabelle Oo Qaadacay Go’aankii Maamul Goboleedyada Xildhibaano ka tirsan Hirshabelle ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan go,aankii maamul gobaleedyada ay ku qaateen magaalada Kismaayo ee jubbballand. Waxa ay sheegeen in Madaxweynaha maamulka Hirshabelle go,aankaas uu kaligiis…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Qiimeyn Ku Soo Sameeyay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Shalay Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka ayaa Qiimeyn Ku Sameeyay Khasaarahii Ka Dhashay Weerarkii Xarunta Degmada Hodan. Waxa ay sheegeen in guddoonka golaha shacabka usoo direy iney soo qiimeeyaan khasaarihii ka dhashay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Mugdi Geliyay Furitaanka Kalfadhigiisa 4-aad Guddiga Joogatada ah ee Golaha Aqalka Sare ayaa kulan Maanta ku yeeshay xarunta aqalka sare Kulanka oo uu shir guddomiyay Guddomiyaha Golahan Aqalka Sare Muddane Cabdi Xaashi Cabdulahi ayaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Qaadhacay Furitaankii Kalfadhiga 4aad Ee Baarlamaanka Federaalka Aqalka Sare ee baarlamaanka 10aad ayaa qaadhacay ka qeyb-galka kulanka lagu furayey kalfadhiga 4aad ee baarlamaanka federaalka ah. Senatarro la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in aan aqalka sare aan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Furmaya Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiga Afaraad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib Labo bil fasax ah oo ay xildhibaannadu ku maqnaayeen. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya…