1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmad Oo Soo Xeraya Tartanka Degmooyinka Galmudug 2018 Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo tartanka kubbadda cagta degmooyinka 2018 oo ay soo agaasimeeen maamulka ciyaaraha. Waxaa tartanka ka qeyb galay ilaa lix…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Gen. Gaafoow Oo lagu Doortay Dhuusomareeb Magaalada Dhuusomareeb waxaa Maanta ka dhacay qabashada doorasho kursi ka banaanaa golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya. Kursigan ayaa waxaa u tartamay labo musharrax oo kala ah Gen. C/laahi Gaafoow…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno, Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahanno Ka Hadlay Sida Ugu Haboon Ee Musuqa Looga Hortagi Karo Doorashada 2020 Soomaaliya waxaa la filayaa in Sanadka 2020 ay ka dhacdo doorasho ka duwan kuwii horay dalka uga dhacay taasi oo ku saleysan nidaamka Xisbiyada. Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabelle: Madaxweyne Waare Oo Waxqabad La’aan Lagu Eedeynayo Waxaa sii kordhaya Xildhibaannada ka soo horjeeda hanaanka shaqo ee Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waar, Xildhibaan Axmed Libi ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News waxaa uu ku sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Ka Hadley Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Federaalka Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta muuqaal soo duubey ayaa sheegay inuu fariin u dirayo dadka Koonfur iyo galbeed iyo dhammaan umadda, kana hadlayo is-badallada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal Oo Fariin U Diray Xildhibaannada Dibadda Ku Maqan Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga uu furmayo Kalfadhiga Afaraad ee golaha. Qoraal uu soo saaray guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in Kalfadhigan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan Oo Sheegaya In Laqabanayo Doorashada Saddex Kursi Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta shaaciyey in la qaban doono doorashooyinka Saddex Kursi oo ka banaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xalimo Ismaaciil, guddoomiyaha guddigan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Senator Raage “Xeer Ilaalinta Waxay u Muuqataa Iney Dad Gaar Ah Beegsaneyso” Senator Maxamed Xuseen Raage oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xeer ilaalinta qaranka ay u muuqato iney beegsaneyso dad kasoo jeeda beello…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Mooshin Ka Keenay DP World Xildhibaanno ka tirsan Maamulka Puntland ayaa Mooshin ka gudbiyay Shirkadda DP World oo gacanta ku heysa dhismaha Dekadda Boosaaso. Xildhibaannada Mooshinka ka keenay Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno Ka Tirsan Hirshabelle Oo Sheegaya In La Bedelay Dastuurkii Maamulkaasi Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in wax ka bedel lagu sameeyey dastuurkii Maamulkaasi iyadoo aanu ka warqabin baarlamaanka. Waxa ay xildhibaannadan sheegeen in waxyaabaha wax ka bedalka lagu…