1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Axmed Xaashi “Dastuurka Qabyo Ayuu Ahaanayaa Inta Xal Laga Gaarayo Arrinta Somaliland” Senator Axmed Xaashi Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha qalka sare ee baarlmanaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dastuurka dalka qabyo uu ahaan doono inta ay maqan tahay Somaliland ama…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Laga Codsaday Meelmarinta Sharciga Naafada Naafada Soomaaliyeed ayaa ka dalbaday golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iney meelmariyaan sharciga naafada qaranka. Guddoomiyaha hay’adda Naafada Qaranka, Cali Cabdullaahi Salaad ayaa sheegay in sharcigan uu yahay mid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waare Oo Furay Kalfadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Hirshabelle Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Furay Kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Hirshabelle, kaddib Munaasabad Ka dhacday Hoolka Baarlamaanka ee Magaalada Jowhar. Furitaanka kalfadhiga afaraad ee baarlamaanka waxaa goob joog…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Ee Golaha Shacabka Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Jira Arrimaha Xajka Guddiga Garsoorka, Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa qoraal dheer oo ay u gudbiyeen guddoomiyaha golahan waxay kusoo bandhigeen baaritaan dheer oo ay ku sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Ku Wajahan Degmada Xudur Ee Bakool Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah tagaan degmada Xudur ee gobolka Bakool. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Ku Wajahan Baydhabo Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in magaalada Baydhabo uu gaaro guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Uljeedka safarkaan ayaa lagu sheegay iney…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: Xildhibaanno Cambaareeyay Hadalka Safiirka Itoobiya, Madaxweyne Farmaajana La Taliyay Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ayaa ka soo horjeestay hadal uu shalay SNTV u sheegay safiirka Itoobiya ee Soomaliya Jamaaludiin Mustafa kaas oo sheegay in sii-deynta Cabdirkariim Sheekh Muuse Qalbi…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Cabdi Axmed Xaashi “ONLF Looma Aqoonsan Karayo Aragagaxiso” (Dhageyso) Senator Axmed Xaashi oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ururka ONLF aan loo aqoonsan karin urur argagaxiso ah. Waxa uu sheegay Senator-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug Oo Isku Raacay In Cadaado Noqoto Xaruntiisa Rasmiga Ah Iyada oo laga amba-qaadayo wareegto horay u soo saaray madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ee ku saabsanreyd xarunta baarlamaanka ayaa waxaa maanta arrintaas ka shiray xildhibaannada. Kulankan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Golaha Shacabka Oo Laga Dalbaday In Aysan Aqbalin Heshiiska Dekadaha Soomaaliya Iyo Itoobiya Xildhibaan Hore Cabdi Barre Jibriil ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News wuxuu ka hadlay heshiiskii maalin ka hor ay magaalada Muqdisho ku gaareen madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya. Waxa…