1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Soo Saaray Liiska Guddiyada Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa soo saaray liiska guddiyada kale duwan ee Baarlamaanka iyo magacyada xildhibaannada ku jira 14-ka guddi uu leeyahay golaha shacabka Baarlamaankiisa 11-aad…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Mudaharaadyadii Somaliland Ka Dhacay Guddoomiyahay golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dhankiisa waxaa uu baaq u diray hoggaanka Somaliland, waxaana uu sheegay in looga baahan yahay in ay xaaladda dejiyaan oo liiska…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Odawaa oo Iska Diiday Xubinnimada Guddigii Aadan Madoobe uu Magacaabay Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa ayaa iska diiday xubinnimada guddi maanta uu magacaabay Aadan Madoobe guddoomiyaha golaha shacabka, kaas oo loo xil saaray soo baarista dhacdadii 7-da bisha ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo Xilka Wasaaradda Maaliyadda Laga Wareejiyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta goobjoog ka ahaa halka ay ka dhacday munaasab kooban oo xilalka ay kula kala wareegeen wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi U Magacaabay Dhacadadii 7-da Bisha Guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Adaan Maxamed Nuur Madoobe ayaa guddi u magacaabay baarista dhacdadii 7-da bisha ka dhacday kulanka golaha shacabta, taas oo ay sameeyay xubno ka tirsan xildhibaannada ,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Jadwal-Hawleedka Kalfadhiga 5-aad Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta xarunta golaha ee magaalada Dhuusamareeb, si rasmi ah uga furmay kalfadhiga 5-aad kulankiisa 1-aad ee golaha wakiillada maamulkaas, fadhiga ayaa waxaa shir gudoominayey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha shacabka oo ansixiyay xukuumadda Dan-Qaran Xidlhibaannada golaha shacabka baaarlamaanka jamhuuriyadda federaaalka ah ayaa codka kalsoonida ah siiyay xukuumadda cusub ee ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Xukuumadda oo la soo dhisay labadii bishaan, ayaa maanta la horkeenay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galaha Shabka oo La Filayo In Maanta Uu Ansixiyo Xukuumadda Cusub Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu filayaa in maanta kulan uu ku yeesho magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ajandihiisu yahay in goluhu ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sida Loogu Kala Guuleystay Doorashadii Golaha Deegaanka Cadaado Waxaa goordhow degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud kusoo idlaatay doorashada 12 xubnood ee kamid noqonaya golaha deegaanka degmada, taas oo doorashadeeda saakay bulshada degmadu ay u dhaqaaqeen, 12 kursi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo War Kasoo Saaray Doorashada Ka Socota Cadaado Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Deegaanka ee ka soconaysa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoona u rajeeyay in ay dhawaan si habsami leh…