8 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbadda Madaxweyne XSH ee furitaanka Kal-fadhiga Labaad ee Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta furay kal-fadhigii labaad ee baarlamaanka 11-aad. Xasan Sheekh ayaa furitaanka kal-fadhiga waxa uu ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanayso. Hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kal-fadhiga Labaad ee Baarlamaanka oo Maanta Furmayo Waxaa saacadaha soo socda ee maanta lagu wadaa in uu furmo kal-fadhigii labaad ee labada gole Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee furitaanka kal-fadhiga labaad ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Qoorqoor oo Furay Kalfadhiga 6-aad Ee Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta furay kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo ka furmay Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Dhuusamarreeb. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoob…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Garowe lagu soo dhaweeyay Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Aadan Madoobe, ayaa waxaa garoonka magaalada Garowe ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ay kamid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Deegaanka Degmada Dhuusamareeb oo Lasoo Doortay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo federalka iyo dib-u -heshiisiinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta Qabatay Doorashada Xubnihii ugu dambeeyay xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ahaa 15…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Labada Aqal oo Shaaciyay Waqtiga uu Furmayo Kalfadhiga Labaad Ee Baarlamaanka 11-aad Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan wadajir ah oo ay Muqdisho ku yeesheen waxaa ay kasoo saareen warsaxaafadeed lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hantidhawraha Guud Ee Qaranka oo Kulan La Qaatay Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa maanta Villa Hargaysa kulan kula qaatay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta, Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Beeniyay Wararka Ku Aadan Safarka Guddoomiye Aadan Madoobe Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa safar ku maraya wadamo dhowr ah oo ku yalla qaaradda Yurub, waxaana dalal dhowr uu booqday uu kulamo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xoghaya Cusub Ee Golaha Shacabka oo Xilka La Wareegay Munaasabad kooban oo uu xilka kula wareegayay xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, Munaasabada ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Imaaraadka carabta Amb. Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi. Danjiraha ayaa Guddoomiyaha…