1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Daah-Furay Dhismaha Golaha Deegaanka Cabudwaaq Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si rasmi ah u daahfuray dhismaha golaha deeganka dagmada Caabudwaaq, kadib munaasabad lagu qabtay magaalada oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulanka Golaha Shacabka oo Dib U Dhacay, Goorma Ayaa Lagu Ballamay? Waxaa dib u dhac uu ku yimid kulan maanta ay isugu yimaan lahaayeen xildhibaannada golaha shacabka, waxaana dib loogu dhigay maalinta barri oo Axadda ah, sida lagu sheegay qoraal kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe oo Magacaabay Lataliye Cusub Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Soo Saaray Liiska Guddiyada Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa soo saaray liiska guddiyada kale duwan ee Baarlamaanka iyo magacyada xildhibaannada ku jira 14-ka guddi uu leeyahay golaha shacabka Baarlamaankiisa 11-aad…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Mudaharaadyadii Somaliland Ka Dhacay Guddoomiyahay golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dhankiisa waxaa uu baaq u diray hoggaanka Somaliland, waxaana uu sheegay in looga baahan yahay in ay xaaladda dejiyaan oo liiska…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Odawaa oo Iska Diiday Xubinnimada Guddigii Aadan Madoobe uu Magacaabay Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa ayaa iska diiday xubinnimada guddi maanta uu magacaabay Aadan Madoobe guddoomiyaha golaha shacabka, kaas oo loo xil saaray soo baarista dhacdadii 7-da bisha ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo Xilka Wasaaradda Maaliyadda Laga Wareejiyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta goobjoog ka ahaa halka ay ka dhacday munaasab kooban oo xilalka ay kula kala wareegeen wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi U Magacaabay Dhacadadii 7-da Bisha Guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Adaan Maxamed Nuur Madoobe ayaa guddi u magacaabay baarista dhacdadii 7-da bisha ka dhacday kulanka golaha shacabta, taas oo ay sameeyay xubno ka tirsan xildhibaannada ,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Jadwal-Hawleedka Kalfadhiga 5-aad Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta xarunta golaha ee magaalada Dhuusamareeb, si rasmi ah uga furmay kalfadhiga 5-aad kulankiisa 1-aad ee golaha wakiillada maamulkaas, fadhiga ayaa waxaa shir gudoominayey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha shacabka oo ansixiyay xukuumadda Dan-Qaran Xidlhibaannada golaha shacabka baaarlamaanka jamhuuriyadda federaaalka ah ayaa codka kalsoonida ah siiyay xukuumadda cusub ee ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Xukuumadda oo la soo dhisay labadii bishaan, ayaa maanta la horkeenay…