Waxaa maanta ka furmay magaalada Cadaado kalfadhiga Todobaad ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana daahfuray madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi. Furitaanka kalfadhiga Todobaad ee Baarlamaanka Galmudug waxaa ka soo qeyb-galay guddoomiyaha…