1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqal Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Galay Fasaxa Bisha Radamaan Qoraal maanta ka soo baxay golaha aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ayaa lagu sheegay in golaha geli-doonno fasaxa Ramadaanka, isla markaana la hakin-doono shaqada. Fasaxan oo ay marka hore go’aamiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Tukaraq Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, lagana soo doorto Puntland ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada soo noqnoqday ee deegaanka Tukaraq. Xildhibaan Sharmaarke Garaad Saleebaan Buraale…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Labada Aqal Ee Laga Soo Doorto Galmudug Ayaa Shaaciyey Mowqifkooda Ku Aadan Khilaafka Madaxda Galmudug Xildhibaannada Labada aqal ee laga soo doorto Galmudug ayaa qoraal kasoo saaray khilaafka ka dhaxeeya madaxda sare ee Galmudug, iyaga oo dhanka kalena talooyin soo jeediyey. Xildhibaannadan ayaa kulamo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Su’aallo Weydiinaya Wasiirka Waxbarashada Maanta oo Isniin ah ayaa kulan ay xildhibaannada golaha shacabka ku leeyihiin magaalada Muqdisho waxay su’aallo ku weydiin doonaan wasiirka waxbarashada DFS, C/raxmaan Daahir. Sabtidii ayeey xildhibaannada golaha shacabka dalbadeen…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Casir Iyo Carabey Oo Meesha Ka Saaray Baarlamaan Iyo Xukuumad Lala Wadaago Ahlu-sunna Maxamed Xaashi Carabey oo ah madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Casir oo maanta Cadaado ku laabtay ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen ku sheegay in ay ku shaqeyn-doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Howlgabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Golasha Shacabka ayaa maanta waxaa ay ka doodeen Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo xaqsiinta Ciidamada,kaasi oo maray aqrintii labaad. Kulanka ay maanta yeesheen golaha Shacabka waxaa shir gudoominayey guddoomiyaha golaha Shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Labaad Marinaya Hidise Sharciyeedka Howlgabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, kaasi arrimo muhiim ah looga doodi doono. Guddiga difaaca baarlamaanka ayaa la filayaa in xildhibaannada ay horgeeyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qodob Ku Jiray War Murtiyeedka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo La Beeniyay Xubno ka tirsan baarlamaanka 10aad ee federaalka ah gaar ahaan Gudiga Baarlamaanka ee la socodka iyo korjoogteynta dib u eegista dastuurka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in guddigooda ay la…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qodobaddii Ugu Muhiimsanaa Ee Ay Soo Jeediyeen Wufuudda Shirka Dib-u-eegista Dasturka Shirka maanta dib-u-eegista dastuurka ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho waxaa ka hadlay guddoomiyeyaasha labada gole ee baarlamaanka, ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah, xubno ka socday guddiyada dib-u-eegista dastuurka, wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Akhrinta Koowaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay kulan ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Hindise sharciyeedka Shirkadaha ayaa la filayaa in maanta…