1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa guddoomiyahooda cusub waxay u doorteen xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka, C/weli Sheekh Muudey ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Labo Musharrax Oo Tanaasushay Iyo Wareegga Saddexaad Ee Doorashada Golaha Shacabka Oo La Billaabay Musharraxiinta kala ay Xildhibaan Shariif Maxamed C/lla oo helay 19 cod wareeggii Koowaad ee doorashada iyo C/casiis Lafta Gareen oo isna helay 54 cod ayaa u sheegay xildhibaannada golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wareegga 1-aad Ee Doorashada Golaha Shacabka Oo Lasoo Gabagabeeyay (Natiijada) Waxaa lasoo gabagabeeyay wareegga 1-aad ee doorashada guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana ku tartamayey 10 musharrax. Codeynta dorashadan waxaa ka qeybqaatay 261 mudane, iyadoo sanduuq lagu codeeyay.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Aadan Madoobe Oo Ka Tanaasulay Doorashada iyo 10 Musharrax Oo Tartamaya Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka tanaasulay doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo haatan ka soconeysa xarunta golahan. Waxa uu sheegay inuu raaligelinayo xildhibaannadii diyaarka u ahaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Hoolka Golaha Shacabka Oo Buuxa, 261 Xildhibaan Ayaa Joogta Murashaxiinta iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa haatan fariistay, Kooramka waa uu buuxsamay, waxana diyaar loo yahay codeynta.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Hoolka Oo u Diyaar Ah Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ayaa bilaabay inay galaan hoolka, waxaa sanaadiiqda cod-bixinta la dhigay gudaha hoolka, kaasi oo ay doorasho ka bilaaban-doonto goordhow. Sawirro Golaha Shacabka: Halkan Ka Akhriso, Magacyada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Dooranaya Guddoomiyahooda Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah ay magaalada Muqdisho ku doortaan guddoomiyahooda. Xilkan waxaa u taagan 11 musharrax oo si rasmi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Aqalka Sare? Xildhibaannada aqalka saree e baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda maanta ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho waxay kaga hadli doonaan arrimo dhowr ah. Wariyaheenna Maxamed Salaad Cismaan ayaa soo sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Senator Xuseen Sheekh “Dastuur La Xaday Ma Jiro” Senator Xuseen Raage oo ka mid ah mudanayaasha aqalka saree e baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aanu waxbo ka jirin wararka sheegaya in la xaday dastuurkii saxda ahaa ee…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka 11-ka Murashax Ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka Isniinta waxaa magaalada Muqdisho lagu wadaa in golaha shacabku ku doortaan guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka, jagadaasi waxaa hadda u taagan ilaa 11 murashax. Haddaba, Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda…