Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Isku Raacay Xilliga La Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa maanta isku raacay in November 17 ee sanadkan ay dhacdo doorashada madaxtinnimada. Arrintan ayaa timid xilli ay socotay munaasabad lagu soo xirayey kalfadhiga 4aad… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Abuukaate: Waa In Canshuurta Laga Wada Qaado si Simman Dalka oo Dhan Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan golaha shacabka ayaa ka hadley is mariwaaga u dhaxeeya ganacsatada Gobolka Banaadir iyo wasaaradda maaliyadda, kaasoo ku saabsan canshuurta dheeriga ah ee lagu soo…
1 daqiiqo Xildhibaan Golaha Shacabka Oo Lagu Doortay Kismaayo Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ka dhacday doorashada kursi kamid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kursiga loo tartamayey ayaa horey waxaa uga…
1 daqiiqo Senator Ilyaas “Waa Guul In Laga Heshiiyo Qeybsiga Dakhliga Kasoo Xarooda Kalluumeysiga” Guddiga la socodka Kheyraadka dalka ee aqalka sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiskii KMG ahaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ka gaareen qeybsiga dakhliga kasoo xarooda…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo u Digay Maamul Goboleedyada Xildhibaan ka tirsan gollaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in qodobada kasoo baxay shirkii golaha amniga qaranka ay yihiin kuwa lagu hareermaray Shaqadii Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Dhaliilay Puntland Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa Puntland ku eedeeyay inay qaadanayso masuuliyadda dooni Labo maalin ka hor kusoo caarisay xeebaha gobolka Bari. Xildhibaan Cumar Ismaaciil oo la hadlay warbaahinta ayaa…
1 daqiiqo Dhageyso: Mudane Ka Tirsan Aqalka Sare Oo Sheegay Iney Gargaar u Sameyn Doonaan Barakacayaal Ku Sugan Baydhabo Senator ka tirsan aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii barakacayaal Labo kun gaaraya ay gargaar ugu sameeyn lahaayeen. Guddoomiyaha guddiga kheyraadka qaranka, kaabayaasha…
2 daqiiqo Senator Qeybdiid: Waxaan Dareensanahay Iney Jiri Karto Qatar Igu Wajahan (Dhageyso) Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney jiri karto qatar ku wajahan isaga iyo qoyskiisa, maadaama weli aanay dowladda Federaalka wax ka…
1 daqiiqo Aqalka Sare Oo Heshiis La Galay Shirkad Kala Talisa Sharciyada Iyo Tababarka Xarunta aqalka sare, waxaa maanta ku kulmay gudoonka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Max planck foundation ee Soomaaliya, waxaana looga hadlay wada shaqaynta golaha iyo hay’adda Warar…
3 daqiiqo Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka: Waxaa Timaadeen Meel Dhisan, Lagu Soo Rafaaday, Oo Loo Dhintay…Maad Sheegtaan? Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey oo xalay khudbad ka jeediyay xafladda xil-wareejinta guddoomiyaha gobolka Banaadir ayey u muuqatey in uu dhibsaday eragya “Markii ugu horreysay” ee…