1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Faroole Oo Baaq Nabadeed U Direy Puntland Iyo Somaliland Senator C/raxmaan Faroole ayaa ka hadlay dagaalladii ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, isaga oo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalladaasi. Faroole ayaa ugu…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Khudbad Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Aqalka Sare Uga Hadlayo Wax-qabadka Golaha Ee Sanadkii Tagay Waxaa xalay Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu soo xirayey kalfadhiga 2aad ee golaha aqalka sare, marka laga soo tago ka soo qeyb-galka guddoonka golahaasi iyo Senatorrada waxaa sidoo kale goobjoog…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Maareeye Shalay Mooshin Ayuu Ka Keenay…Maanta Isagoo Wasiir Ah Ayey Heysataa?! Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo ka tirsan guddiga beeraha, horumarinta reer miyiga iyo kaluumeysiga ayaa golaha shacabka hor keenay bishii August ee sanadkii tagay mooshin la xiriira sharciyeynta in dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Fartaag “790 Guri Oo Soomaali Leedahay Ayaa Dhanka Kenya Maray” (Muuqaal) Senator Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo kamid ahaa wafdigii dhowaan tagay degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey waxyaabihii ay halkaasi kusoo arkeen. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 2aad Ee Aqalka Sare Oo Maanta La Soo Xirayo Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo xiraya kalfadhigiisa 2aad kaas oo socday 6 bil. Kalfadhigan oo fumray July 12, 2017, waxaa uu ahaa mid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Soo Saaray Qaraar Ku Saabsan Gabood-fallada Ciidamada Dowladda u Geystaan Muwaadiniinta Iyo Senatarada Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Oo Talaado ah soo saaray qaraar ku saabsan gabood-fallada ciidamada amniga u geysanayaan muwaadiniinta iyo Senatarada. Halkaan hoose ka akhriso qaraarka:…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Xuseen: Aqalka Sare Waxba Kama Dhiiban Miisaaniyadda 2018 Waa Arrin La Yaab leh Senator Xuseen Sheekh Maxamud Xuseen oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dalalka labada aqal leh caalamka ay miisaaniyadda wada marto, oo 2bada aqal saxiixaan. Senator Xuseen…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Macalin: Waxaad Moodaa In Hoggaankii ayba ku Adkaatay Gacan ku heynta Dalka Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddiga joogtada ah ee golaha shacabka ay go’aamiyeen eedeynta Xeer-ilaaliyaha in ay tahay mid waxba kama…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Iyo Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Shacabka Oo Go’aan Ku Laalay Codsigii Xasaanad Ka Qaadis Uu Soo Jeediyay Xeer-ilaaliyaha Guddoonka iyo guddiga joogtada ah ee golaha shacabka ayaa maanta soo saaray go’aan waxba kama jiraan ka dhigaya xasaanad ka qaadista Xildhibaannada uu soo jeediyay Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare Oo U Codeeyay In Madaxweynahu Saxiixo Miisaaniyadda 2018 Aqalka sare ayaa kulankiisa maanta ogolaaday in uu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo saxiixo miisaaniyadda 2018-ka. Golaha aqalka sare ayaa u codeeyay in madaxweynuhu saxiixo miisaaniyadda qaranka 2018 iyada…