1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Maamul Goboleedyada Oo Ka Dalbaday DFS In La Kordhiyo Miisaaniyadda Ay Ku Shaqeeyaan Guddoomiyeyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya in la kordhiyo miisaaniyadda ay ku shaqeeyaan, si howlaha shaqo ay u socoto. Waxay ka wada sinnaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Haweenka Ku Jira Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Oo Guddoomiye Doortay Xildhibaannada haweenka ee ku jira aqalka sare ee baarlamaanka ayaa maanta doortay guddoomiye, guddoomiye ku xigeen, xoghaye iyo qasnaji. Haweenka ku jira xildhibaannada aqalka sare ayaa tiro ahaan gaaraya 13,…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdisaabir Shuuriye Oo Sheegay In Xeer Ilaaliyaha Ay Sharciga Ku Kala Bixi-doonaan Xildhibaan Cabdisaabir Nuur Shuuriye oo maanta ka jawaabayey eedeynta Xeer-ilaaliyaha qaranka ee la xiriirtay qaran dumis ayaa sheegay in Xeer-ilaaliyaha aanu fahamsaneen micnaha eragya, isaga oo yiri “Sida aan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baydhabo: Shirka Guddoonada Golaha Sharci Dejinta Dalka Oo Furmay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bari waxaa ka furmay shirka guddoonada golaha sharci dejinta dalka, kaasi oo socon doona Labo cisho. Shirkaan waxaa daah furay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shir Maanta Ka Furmaya Magaalada Baydhabo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo uu si rasmi ah uga furmo shirka guddoomiyaha golaha shacabka iyo guddoomiyeyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada dalka ka jira. Wariyaha Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo Iyo Aqalka Sare Oo Ka Wada Hadlaya Ansixinta Miisaaniyadda 2018 Iyada oo la tixraacayo qodobka 87aad faqradiisa C oo dhigeysa in madaxweyna J.F yahay Ilaaliyaha iyo horumariyaha mabaadi’da asaasiga ah ee Dastuurka ayey guddiga joogtada ah ee aqalka sare waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Faroole Oo Guddoonka Golaha Shacabka Iyo Wasiirka Dastuurka Ku Eedeeyay Faragelinta Dastuurka Cabdiraxmaan Faroole oo ah Senator ka tirsan aqalka sare oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa dhaliilay guddoonka golaha shacabka iyo wasiirka dastuurka isaga oo sheegay in ay faragelin ku hayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Yuusuf Geelle: Soomaaliya Meesha Maanta loo Celinayo Waxaan is Leenahay in aysan ku Habooneen” Yuusuf Geelle oo ah Senator ka tirsan aqalka sare oo ka hadlayey xariga Cabdiraxmaan Cabdishakur ayaa sheegay in Soomaaliya loo celiyay meel ay ka soo tagtay isaga oo yiri “Sidaad…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qodobada Kasoo Baxay Xildhibaanno Ka Hadlaya Xariga Cabdiraxmaan Cabdishakur, Eedeynta 2 Xildhibaan Iyo Shirarka La Mamnuucay Xildhibaan Cabdixakim Macalin Axmed oo u hadlayey Xildhibaanno Muqdisho ku shiray ayaa ka hadlay qodobo badan oo la isku afgartay, kuwaas oo u badnaa cambaaeyn. Ugu horeyn waxaa ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Qalad Ku Tilmaamay in la Diido Bannaabax iyo Shirar Wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa qalad ku tilmaamay in la diido bannaabax iyo shirar, hadalka wasiirka, waxaa uu ka hor imaanayaa war uu saxaafadda u sheegay saacado ka hor…