Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho Dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, balse u abaabulan qaab beeleed ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan ayaa ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Aqalka Sare Oo Dalbaday Joojinta Ka Qeyb-galka Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta Dalka Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal uu doonayo in la joojiyo ka qeyb-galka shir ay yeelan lahaayeen golaha shacabka iyo guddoomiyeyaasha goleyaasha sharci dejinta dowlad goboleedyada. Shirkan…
1 daqiiqo Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2018-ka Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankooda hadda socda waxaa ay ansixiyeen miisaaniyadda 2018-ka. Kulanka waxaa soo xaadiray illaa 164 Xildhibaan, codeyntii la qaaday waxaa ogolaaday 162, 1 Xildhibaan ayaa…
1 daqiiqo Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Codka u Qaadaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018 Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa waxay maanta codka u qaadayaan miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2018. Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Xildhibaan Fiqi “Soomaaliya Taladeeda Meel Xun Bay Ku Socotaa” Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u dhaliilay hannaanka uu u shaqeynayo madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo. Waxa uu tilmaamay…
5 daqiiqo Golaha Shacabka Oo Wasaaradda Maaliyadda Ku Canaantay Fulin La’aanta Qaraarada, Akhriso Warbixinta Warbixintan ay soo gudbiyeen guddiga miisaaniayadda, maaliyadda, qorsheynta iyo la-xisaabtanka hey’adaha dowladda ee golaha shacabka, waxaa ay sheegeen in ay ku qaadatay 2 todobaad. Guddiga waxaa uu sheegay in miisaaniyadda…
5 daqiiqo Jawaari Oo Akhriyay 15 Qaraar Oo Isra’il Ay Ku Tumatay, Cambaareeyana Go’aanka Trump Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa halis ku tilmaamay go’aanka madaxweynaha Mareykanka Trump ee arrinta Qudus. Qoraal uu Jawaari ka hor akhriyay golaha shacabka, waxaa…
1 daqiiqo Aqalka Sare Oo Laga Akhriyay Warbixin La Xiriirta Dib u Heshiisiinta Golaha aqalka sare, waxaa maanta lagu qabtay kulankii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari). 29 Mudane ayaa codka kalsoonida siiyey Abuukaate Muumino…
1 daqiiqo Qorshe Howleedka Guddiyada Golaha Shacabka Oo La Akhriyay Kulanka golaha shacabka ee maanta waxaa uu ajendihiisa ahaa qeybinta iyo akhrinta Qorshe howleedka guddiyada Golaha Shacabka. Guddi walba waxaa uu golaha ka hor jeediyay qorshe hawleedka golaha loo qeybiyay…
1 daqiiqo Xidhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Loo Qeybin Doono Qorshe Howleedka Guddiyada Golahaasi Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxay leeyihiin kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo Hal ajende looga hadli doono kulankaan. Waxaa xildhibaannada loo qeybin doonaa, lagana…