Waxaa maanta Teendhada Afisyooni lagu soo gabagabeeyay hadaljeedinta musharraxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, waxaana xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka kahor hadlay ilaa 19 musharrax, kuwaas…