1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciida Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda ciida bisha Soonfureed oo bari looga dabaal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Cabdi Xaashi iyo Shiikh Aadan Madoobe? Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Aadan Madoobe ayaa kulan maanta ku yeeshay Muqdisho, iyaga oo kawada hadalay arrimaha hortabinta u leh Baarlamaanka FS. Kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shiikh Shariif oo Kamid Noqday Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad Madaxweynihii hore dowladdii kumeel gaarka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday xidhibaan ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, isaga oo ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#146…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle : Saddex Kursi Oo Jowhar Lagu Dooranayo Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay ka dhacdo doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Saddexda kursi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Aqalka Sare? Guddoonka golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa looga hadlay ajandayaal dhowr ah. 1- Warbixin guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe oo Mursal Kala Wareegay Xilka Guddoomiyaha Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad Shiikh Aadan Madoobe ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka guddoomiyha golaha, kadib kulan xilwareejin ahaa oo Baarlamaanku isugu yimid, waxaana uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xilwareejinta Golaha Shacabka iyo Buuq Hareeyay Kulanka Golaha Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa ka dhextaagan xarunta golaha shacabka oo ay ka socoto kulan xildhibaannada ay yeelanayaaan. Buuqqa ayaa yimid kadib markii maamulka Villa Somalia ay gudaha xarunta soo…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sooyaalka Guddoomiyeyaashii Golaha Shacabka Ee Soomaaliya(1954-2022) Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa uu guddoomiye u doortey Sheekh Aadan Maxamed Nuur , waa markii 2aad ee Adaan Madoobe la doorto, waana markii 17-aad ee Soomaalida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle : Saddex Kursi Oo Jowhar Lagu Dooranayo Waxaa maanta oo sabti ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay ka dhacdo doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Saddexda kursi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xilwareejinta Guddoonka Golaha Shacabka Oo Maanta Dhaceyso Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay yeeshaan kulankoodii ugu horeyay kadib doorashadii guddoonka golaha shacabka. Mudanayaasha ayaa xalay loo diray farriimo ku…