1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir oo Hambalyo u Diray Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiye kuxigeenkii hore ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa hambalyo waxaa uu u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo habeenkii xalay lagu doortay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada Kuraastii Ugu Dambeysay Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada seddax kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Doorashada kuraasta la shaaciyay ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar lagu qabto…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Hambalyo u Diray Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka fedelka Soomalaiya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo caawa doorasho ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sheekh Shariif oo Bogaadiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Madaxweynihii hore ee dowladda KMG aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh ayaa waxaa uu hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh oo Hambalyeeyay Guddoomiye Aadan Madoobe Madaxweynihii hore ee dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, waxaana uu bogaadiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Kuma Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe, Akhriso Loolankii uusoo Galay 30-kii Sano ugu Dambeysay? Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guulaystay guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya, doorasho ka dhacday Teendhada Afisyooni ee xerada Xasan, waxaana la isla gaaray wareegga labaad ee doorashada,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble oo Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo caawa lagu doortay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe oo Ku Guulaystay Guddoomiyaha golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa caawa ku guulaystay guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad Jamhuuriyadda federalka, kadib markii wareega labaad ay isla soo gaareen Xasan Cabdi, oo musharraxa kale. Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wareega Labaad Aadan Madoobe iyo Xasan Cabdi Nuur oo Isku Soo Haray Waxaa goordhow soo idlaatay wareega koowaad ee doorashada golaha shacabka, waxaana ku taramay 8 mushararxa, waxaa u gudbay wareegi xiga 4 musharrax, kuwaas oo helay codadka ugu sareeya, Xildhibaan Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doodarashada Guddoonka Golaha Shacabka oo Bilaabatay Imisa Musharrax Ayaa Ku Tartamaysa? Waxaa goowdhow Teendhada Afisyooni ee xerada xalane ka bilaabatay doorashada guddoonka giolaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad, waxaana goobta soo wada gaaray xildhibaannada golaha, sida uu cadeeyay guddoomiye Cabdirisaaq Cumar Maxamed…