1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shir Looga Hadlay Amniga Doorashada oo Muqdisho Ka Dhacay Shir looga hadlaayay amniga guud ee dalka, si gaar ah midka doorashada guddoonka golaha shacabka iyo mida madaxweynahana ayaa waxaa uu ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Guddoonka Golaha Shacbka Oo Saaka Dhaceyso, Akhriso Yaa U Tartamaya Waxaa maanta oo Arbaca ah lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada guddoonka golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka. Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka iyo labaddiisa ku-xigeen oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdirisaaq oo Ka Horyimid Hadal Kasoo Baxay Xubno Ka Tirsan Guddiga Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka golaha shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka horyimid hadal kasoo baxay xubno kamid ah guddiga oo Muqdisho Shir jaraa’id ku qabtay iyaga oo sheegay in xildhibaannada lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Kamid ah Guddiga Doorashada oo Xildhibaannada Gedo u Diiday Ka Qeyb Galka Doorashada Guddoonka Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka golaha shacabka oo shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa sheegay in xildhibannada lagu soo kala doortay magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaareey aysan ka qeyb gali doonin…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xijaar: Ma Damaanad Qaadi Karo Amniga Doorashada, Dib Haloo Dhigo Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa wuxuu guddiga doorashada golaha shacabka ka dalbaday in doorashada guddoonka golaha shacabka dib loo dhigo, waxaana uu sabab uga dhigay in…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Golaha Shacabka oo Afisyooni Barri Lagu Doonayo, Imisa Musharrax Ayaa U Taagan Waxaa maalinta Barri ah lagu wadaa in magaalada caasimadda ah Muqdisho ay ka dhacdo doorashada guddoonka golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuurioyadda federalka Soomalaiya, waxaana 27-ka April tahay maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Midowga Musharraxiinta oo Cambaareeyay Carqaladeyntii Dhaarinta Xildhibaannada Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku cambaareeyay carqaladeyntii lagu sameeyay goobtii ay ka socotay dhaarinta xildhibaannada lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Midowga Musharraxiinta oo Hambalyo u Diray Guddoonka Aqalka Sare Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray guddoonka golaha aqalka sare ee maanta lagu dooortay, waxaana qoraal kasoo baxay golaha lagu sheegay in gudddoomiye Cabdi Xaashi udub dhexaad…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble oo Fariin u Diray Taliska ATMIS Ra’iisulawasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa baaq u diray ku ku aadan doorashada taliska nabad ilaalinta ATMIS, waxaana uu ugu baaqay in ay adkeeyaan amniga Teendhada Afisyooni, taas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Aqalka Sare oo Muqdisho Lagu Dhaariyay Guddoonka aqalka sare ee Baarlaamaanka federlka Soomalaiya ayaa waxaa maanta lagu dhaariyey goobtii lagu doortay ee Teendhada Afisyooniyi ee xerada Xalane, waxaana goobta dhaartu ka dhacay joogay oo dhaariyey guddoomiyaha…