1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursi Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Lagu Doortay Jowhar Kursi ka tirsan golaha sahacabka ayaa maanta lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta KMG u ah maamulka Hirshabeelle, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#009, waxaana ku tartamay ilaa laba musharrax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland Oo Soo Dhaweysay Doorashada Kuraasta Ceelwaaq Maamulka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee soo dhaweeyay doorashada 16-ka kursi ee gobalka Gedo ee lagu qabtay magaalada Ceelwaaq. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deno oo ah mushar xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jowhar: HOP#009 Oo Saaka La Dooranayo Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay ka dhacdo doorashada kursi kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadiisu tahay Hirshabeelle.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Barri Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ayaa maalin barri waxaa ay leeyihiin kulan ka tirsan u diyaargarowga dooorashada guddoonka golaha shacabaka, iyad oo qaban qaabadiisa gabagabo ay marayso. AJandaha kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Guddoomiye Dhabancad? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wuxuu xafiiskiisa kulan kuula qaatay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad oo ay ka wadahadleen howsha doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Cali Guudlaawe? Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa wuxuu ku qaabilay madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Muqdisho. iyaga kawada haday dhowr arrin Rooble ayaa Guudlaawe kala…
8 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Hadal Jeedintii Musharraxiinta Guddoomiyaha Aqalka Sare Senatarrada aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta dhegaystay hadal jeeedinta sedex musharrax oo u taagan kursiga guddoomiyaha aqalka Sare,kuwaas, ka horjeediyay golaha waxqabadkooda haddii ay guulaystaan, waxaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xalinta Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Doorashada Ceelwaaq Guddiga xalinta khilaafaadka ee arrimaha doorashooyinka ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashooyinka isbarbar socda ee ka socda magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaarreey ee gobalka Gedo. Guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka ee arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ceelwaaq Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Doorashada Jubbaland Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT Jubbaland ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay magaalada Ceelwaaq ku qabtaan doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu ay tahay Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Maanta Kulmaya, Akhriso Ajendaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha aqalka sare ayaa shaaciyay jadwalka Hadal jeedinta guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo labadiisa ku-xigeen. Maanta oo sabti ayaa lagu wadaa in khudbadahooda la dhageysto…