1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursigii Xildhibaan Kuulow Ka Geeriyooday oo Dib Kismaayo Loogu Doortay Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbalanad ayaa waxaa maanta lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Kismaayo. Kursigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Labo Ka mid ah Qaraabada Farmaajo oo Buuq Ka Sameeyey Baarlamaanka Soomaaliya Xilli uu socday kulanka wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka federalka ayaa waxaa buuq ka dhex abuuray labo xildhibaan oo qaraabo la ah Farmaajo kuwaas oo kala ah xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Al-shabaab oo Hoobiyeyaal Ku Weeraray Villa Hargeysa iyo Khasaare Ka Dhashay Tiro madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa maanta waxaa lagu weeraray xarunta Villa Hargeysa ee maagaalada Muqdisho, xilli uu socday kulan wadajir ah oo ay la haayeen labada gole ee Baarlamaanka federalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Goorta Ay Dhacayso Doorashada Guddoonka Labada Aqal Baarlamaanka federalka Soomalaiya oo maanta kulan wadajir ah iskugu yimid labadiisa gole ayaa ansixiyey xeerka doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka federalka, waxaana lagu dhawaqaay goorta ay dhaci doonto doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Axmed Madoobe iyo Guddiga FEIT? Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal FEIT Muuse Geelle Yuusuf, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Bari Ee Baarlamaanka? Waxaa lagu wadaa in maalinta bari Muqdisho ay ku kulmaan labada gole ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya, kulankaas ayaa waxaa looga hadli doonaa ajandayaal dhowr ah oo ku qotoma doorashada guddoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiyada Doorashooyinka BFS oo Kawada Hadlay Xeerka Doorashada Guddoonka Labada Gole Guddiyada qabanqaabada doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wada jir ah yeeshay, ayaa ka wada hadlay xeerka doorashooyinka guddoonka labada gole iyo madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shabka oo Guddoomiye Doortay Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo shalay la magacaabay ayaa guddoomiye u doortay wasiirkii hore ee amniga xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamuud, kaas oo xubnaha ka helay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Muuse Geelle iyo Xubno Ka Tirsan FEIT oo Gaaray Kismaayo Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban Muuse Geelle Yuusuf ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah maamulka goboleedka Jubbaland, waxaana soo dhoweeyay madax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kornel Xaadoole oo Ku Guulaystay Kursiga HOP#106 Magaalada Jowhar ee xarunta kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa maanka lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad , kaas oo tirsigiisu yahay HOP#106, oo…