1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Goorta Ay Dhacayso Doorashada Guddoonka Labada Aqal Baarlamaanka federalka Soomalaiya oo maanta kulan wadajir ah iskugu yimid labadiisa gole ayaa ansixiyey xeerka doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka federalka, waxaana lagu dhawaqaay goorta ay dhaci doonto doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Axmed Madoobe iyo Guddiga FEIT? Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal FEIT Muuse Geelle Yuusuf, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Bari Ee Baarlamaanka? Waxaa lagu wadaa in maalinta bari Muqdisho ay ku kulmaan labada gole ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya, kulankaas ayaa waxaa looga hadli doonaa ajandayaal dhowr ah oo ku qotoma doorashada guddoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiyada Doorashooyinka BFS oo Kawada Hadlay Xeerka Doorashada Guddoonka Labada Gole Guddiyada qabanqaabada doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wada jir ah yeeshay, ayaa ka wada hadlay xeerka doorashooyinka guddoonka labada gole iyo madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shabka oo Guddoomiye Doortay Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo shalay la magacaabay ayaa guddoomiye u doortay wasiirkii hore ee amniga xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamuud, kaas oo xubnaha ka helay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Muuse Geelle iyo Xubno Ka Tirsan FEIT oo Gaaray Kismaayo Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban Muuse Geelle Yuusuf ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah maamulka goboleedka Jubbaland, waxaana soo dhoweeyay madax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kornel Xaadoole oo Ku Guulaystay Kursiga HOP#106 Magaalada Jowhar ee xarunta kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa maanka lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad , kaas oo tirsigiisu yahay HOP#106, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Guddiga Qabanayo Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo Lasoo Magacaabay Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta doortay guddiga qabanaya doorashada guddoonka oo lagu wado in dhowaan ay ka dhacdo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, guddigaan la doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Doortay Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka oo maanta kulankoodii ugu horeeyay yeeshay ayaa doortay guddiga doorashooyinka guddoonka golaha shacabka. Kulanka oo uu shir goddoominayay guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka HOP#106 Oo Maanta La Dooranayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa maanta oo sabti ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ay ku qabtaan doorshada kursiga HOP#106. Kursigaan oo kamid ah kuraasta ugu dambaysa ee…