1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka António Guterres oo Farmaajo Ku Adkeeyey Dhaarta Xildhibaannada ee 14-ka April Xogheyaga guud ee qaramada Midoobey António Guterres ayaa adkeeyey in xildhibaannada la dhaariyo 14-ka April, lana dhameystiro doorashada baarlamaanka inta harsan. António Guterres oo khadka telefanka kula hadlay Farmaajo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka FEIT: Xildhibaannada Hoolka Dhaarinta Ha Yimaadaan 14-ka April Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada munaasibadda dhaarinta xildhibaanada labada aqal, iyagoo ku wargeliyay xildhibaannada inay diyaar noqdaan maalinta khamiista ah oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdulqaadir Cosoble Cali oo Ku Guulaystay HOP#140 Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa caawa waxaa lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#140, waxaana ku tartamay musharrax…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Xildhibaannada Guud Ee Shahaadada Qaatay Guddiga doorashooyinka dadban ee FIET ayaa waxaa uu wali wadaa bixinta shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka11-aad, waxaana guud ahaan shahaada xildhibaannimo iyo aqaansiga qaatay 206 Xildhibaan. 1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe: Kuraas Gedo Maqeybsanayno Aniga iyo Farmaajo Ee Reer Gado Ayaa Go’aan Ka Gaaraya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa xarunta martiqaad waxaa uu madaxtooyada ugu sameeyay Xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Kismaayo ee gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha FEIT: Diyaar Baan U Nahay Dhaarinta Xildhibaannada Guddoomiayaha guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer federal FEIT Muuse Geelle Yuusuf ayaa ka hadlay maalinta loo asteeyay dhaarinta xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble Oo La Kulmay Guddiga FEIT iyo Xoghayyaasha Baarlamaanka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa kulan maanta Muqdisho kula qaatay guddiga dirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT iyo xoghayeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka federka ah. Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddiga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Wakiillada Beesha Caalamka? Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah wakiillada beesha caalamka, iyaga oo kawada hadalay arrimo dhowr ah oo ku qotoma doorashooyinka. Kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Fahad Oo FEIT Dacweeyay Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasin ayaa dacwad ka dhan ah guddiga doorashooyinka FEIT u gudbiyay maxkamadda sare ee dalka. Fahad ayaa FEIT ku eedeyay in ay si aan sharciga…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka FEIT Oo Muqdisho Ka Wada Bixinta Shahaadooyinka Xildhibaannada Waxaa maalintii sideedaad gudaha hotel ku yaalla garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka socda bixinta shahaadooyinka xildhibaannada labada aqal. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa saaka kamid ah musharixiinta qaatay shahaadooyinkooda xildhibaannimo, waxaana ka…