2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble Midowga Musharraxiinta? Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay ka wada hadleen arrimaha dhammeystirka doorashooyinka dalka oo heer gebogebo ah maraya,…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT oo Wada Bixinta Shahaadooyinka Asbuucii Labaad Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federal FEIT ayaa wali wada bixinta aqaaonsiga iyo Shahaadooyinka xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka 11-aad, waxaana guddigu uu shaaciyey in 193 mudane ay qaateen. 1. Abdisalam…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT oo Maan Shahaado Siiyey Xildhibaanno Labada Aqal ah Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee FEIT ayaa maalintii shanaad waxaa uu wadaa bixinta aqaansiga iyo shahaadada xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya labadiisa aqal, iyadoo ku dhowaad 20…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hishabeelle oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Kuraas Golaha Shacabka ah Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyay jadwalka 3 kursi, oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kuwaas oo doorashadoodu tahay magaalada Jowhar ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shahaado Siinta Xildhibaannada Oo Muqdisho Ka Socoto Waxaa maalintii Shanaad hotel ku yaalla gudaha garonka diyaaradaha Aadan Cadde ka socda bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka 11-aad Xarunta guddiga oo ay ku sii qulqulayaan xubnaha baarlamaanka…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo War Kasoo Saartay Geedisocodka Doorashada Beesha caalamka ayaa war kasoo saartay doorashada golaha shacabka ah federalka Soomaliya oo maraya heer gabagaba ah, waxaana ay baaq u direen maamullada Hirshabeelle iyo Jubbaland, kuwaas oo aan wali…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Xildhibaannada Maanta Shahaadada Qaatay Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee FEIT ayaa maalintii afaraad waxaa uu wadaa bixinta aqaansiga iyo shahaadada xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya labadiisa aqal, iyadoo ku dhowaad 40…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble Oo War Ka Soo Saaray Weerar Lagu Qaaday FEIT Ra’iisulwasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo baxay xafiiskiisa waxaa xubinnimadii looga qaaday Maxamed Xasan Ciro oo ahaa guddoomiyihii hore ee guddiga FEIT iyo Cabdiraxiim Cabdi casiis oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT Oo Sheegay In La Soo Weeraray Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in xubna ka tirsan guddiga ay weerar ku soo qaadeen xarunta guddiga oo ay ka socoto bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal. War ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Kusoo Baxay Kursiga HOP#039 oo Lagu Doortay Baladweyne? Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuryadda federalka Soomaaliya, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#039. Kursiga ayaa waxaa…