Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa maantii sedexaad waxaa uu wada bixinta aqoonsiga iyo Shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaliya, waxaana guddigu maanta Shahaadooyinkooda uu siiyay 132…