U bood dhigaalka

Guddiga Doorashooyinka FEIT oo Ku Dhawaaqay Liiska Xildhibaannada Golaha Shacabka

Abriil 1, 2022

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa caawa ku dhawaaqay liiska xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka 11-aad ee golaha shacabka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kuwaas lagu soo kala doortay maamullada dalka ka jira iyo gobolka Banaadir, waxaana guddigu ugu baaqay in ay soo doontaan ilaa 2 bisha kaararka aqaansiga, waxaana lagu wadaa in la dhaariyo 14 bisha April ee 2022-ka.

Halkaan Ka Aqriso magacyada

 

Goobjoog News