1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka FEIT oo Ku Dhawaaqay Liiska Xildhibaannada Aqalka Sare Guddiga doorashooyinka heer federal ee FEIT ayaa goordhow ku dhawaaqay liiska doorashada xildhibaannada aqalka ee Baarlamaanka Jahmhuuriyadda federal Soomaaliya, kuwaas oo ka kooban 54 Senators, kuwaas oo kala matalaya dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Guddiga Soo Xulaya Ergada Kuraas Golaha Shacabka ah oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saaray guddiga soo xulaya ergada kala dooranaysa laba kursi, kuwaas oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya. Kuraastaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Guddiga Doorashooyinka FEIT? Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka heer federaal ee FEIT iyo xoghayeyaasha guud labada aqal ee BJFS. Kulanka ayaa waxaa uu…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 26-ka Kursi ee Dhimman La’aantood, Mala Qaban Karaa Doorashada Guddoonka iyo Madaxweynaha? Hadda oo ay xulan yihiin baarlamaanka federaalka ah ilaa 249 xildhibaan oo golaha shacabka ah iyo 54 Senator oo aqalka sare, isla markaana ay Dokomentiyadii xildhibaannadaasi ay SEIT ku wareejiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Soo Baxay Kulanka Rooble iyo Xog-hayeyaasha Labada Aqal Ra’iisulwasaare Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux iyo Cali Maxamed Jaamac. Kulanka ayaa looga hadlay dardar gelinta howlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Galmudug oo Soo Gudbiyay Xogta Xildhibaannada Baarlamaanka11-aad Guddiga doorashooyinka dadbadan ee SEIT Galmudug ayaa maanta waxaa uu xogta xildhibaannada cusub ee Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ku wareejiyey guddiga heer federal ee FEIT. Guddiga ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka SEIT Somaliland oo Gudbiyey Xogta Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad Guddigii maamulayey doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Gobolada Waqooyi ayaa maanta guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIF waxaa uu ku wareejiyey agabkii iyo xogtii xildhibaannada. Doorashada xildhibaannada labada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Gedo: Fashil Ku Yimid Waqtigii Loogu Talagalay Doorashada Garbahaarreey Waxaa maanta oo Talaado ah ku eg muddo laba todobaad ah oo ay guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT Jubbaland ay u qabteen in lagu qabanay doorashada 16-ka kursi ee deegaan doorashadoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baladweyne: Yaa Kusoo Baxay Kursiga HOP#058 ? Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka dalka, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#058, kaas oo deegaan doorashadiisu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursi Golaha Shacabka ah oo Baladweyne Lagu Daaranayo,Yaa Ku Tartamaya? Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baladweyne ee xarunta Hiiraan lagu doorto kursi ka tirsan golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#058. Kursigaan ayaa…