Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa Shahaadada Musharraxnimada guddoonsiiyey musharraxiinta u tartamaysa kursiga tirsigiisu yahay HOP#058, waxaana ku tartami doona musharraxiin gaaraya ilaa Todoba, waxaana ku fadhiyey Baarlamaankii…