1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT Oo Shaaciyay Waqtiga La Dhaarinayo Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa shaaciyay jadwal cusub oo lagu soo dhameystirayo doorashada baarlamaanka sidoo kalena lagu dhaarinayo xildhibaanada labada aqal ee la doortay. Qoraalka ka soo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Liiska Kuraasta Gedo Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska doorashada 16-ka kursi ee taalla magaalada Garbahaarreey ee gobalka Gedo. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#065, HOP#078, HOP#087, HOP#090, HOP#091,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug oo Soo Gabagabaysay Doorashada Golaha Shacabka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa ay noqotay goobtii labaad ee lagu soo gabagabeeyey doorashada xidhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee deegaan doorashadoodu ay tahay dowlad goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Safaaradda Maraykanka : Waa Nasiib Darro In Guudlaawe, Deni iyo Madoobe Aysan Soo Dhamaystirin Doorashada Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa markale walaac ka muujisay dib u dhaca ku yimid doorashada golaha shacabka baarlamaanka 11-aad oo maanta loo asteeyay in la soo gabagabeeyo. Qoraal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Jadwalka Doorashada 4 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 4 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Kismaayo. Kuraastaan ayaa kala ah HOP#029, HOP#124, HOP#133 iyo HOP#219, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: Jadwalka Doorashada Kuraastii U Dambaysay Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka oo deegaan doorashadooda ay tahay magaalada Garowe. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#073, HOP#191,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorasada Golaha Shacabka Koonfur Galbeed Oo La Soo Gabagabeeyay Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaalia ayaa waxaa maanta lagu doortay kuraastii ugu dambaysay golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, ee deegaan…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Fashilka Ku Yimid Jadwalka Doorashada iyo Maamul Walba Tirada Hadda U Xulan Maanta oo Talaada ah ayeey ku beegan tahay waqtigii loo asteeyay in lagu soo gabagabeeyo doorashada golaha shacabka, kadib markii muddo kordhin loo sameeyay 25-kii bishii hore ee febraayo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug Oo Soo Gabagabeynaysa Doorashada Kuraasteeda Golaha Shacabka Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in magaalada Galkacyo lagu soo gabagabeeyo doorashada kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. Saddex kursi oo ka dhiman kuraasta galmudug ee…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Soo Gabagabeynaysa Doorashada Kuraasteeda Golaha Shacabka Waxaa maanta oo Talaada ah magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeynaya doorashada golaha shacabka ee dowlad gobaleedka Koonfur galbeed. Todoba kursi oo ah kuwii ugu dambeyay ee baarlamaanka ka soo gala…