1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Guuleystay Doorashadii Ka Dhacday Baladweyne? Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu doortay mid kamid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomalaiya, kaas oo tirsigiisu yaahay HOP#004,oo horay guddigu u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT Oo Fasaxay Doorashada Kursiga HOP#204 Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in ay dib u fasaxeen doorashada kursiga HOP#204 oo ay horay u hakiyeen. Kursigaan oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baydhabo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Baladweyne Waxaa maanta oo Isniin ah dib u dhacay doorashada doorashada afar kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Kuraasta maanta lagu wada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka saddex kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Galkacayo. Kuraastaan ayaa kala ah HOP#018, HOP#20 iyo HOP#021, kuwaas talaadada lagu dooranayo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta Galkacyo Lagu Doortay? Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa lagu doortay sedex kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaaka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kuwaas oo deegaan doorashadooodu ay tahay Gaalkacyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursiga HOP#204 Oo La Hakiyey Doorashadiisa! Guddiga doorashooyinka dadban ee SEIT Koonfur Galbeed Soomaalaiya ayaa hakiyey qabashada doorshada kursi ka tirsan golaha shacabka BJFS, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baydhabo, waxaana tirsigiisu yahay HOP#204. Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Miisaaniyad Cusub Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo dhan $…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdiraxmaan Odowaa oo Mar Kale Noqday Xildhibaan Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa mar kale kusoo baxay matalaadda kursiga a #HOP069 kadib doorasho goordhow ka dhacday magaalada Galkacyo ee xarunta Mudug. Cabdiraxmaan Odowaa ayaa ka mid noqonaya xildhibaannada baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa U Tartamaya Kuraasta Maanta La Dooranayo? Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada Galkacyo ay ka dhacdo doorashada 3 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah HOP#069,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Odayaasha Dhaqanka 7 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka todobo kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Baydhabo. Kuraasta odyaashooda la shaaciyay ayaa kala HOP#047, HOP#164, HOP#172, HOP#179,…