1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa U Tartamay Kuraasta Galkacyo Lagu Dooranayo? Waxaa maanta oo Axad ah magaalada Galkacayo lagu qabanayaa doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadooda ay tahay Galmudug. Galkacyo oo ah deegaan doorashada labaad…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deegaan Doorashada Labaad Ee Galmudug oo Barri Lagu Doorayo Shan Kursi Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo deegaan doorashada labaad ee DGG ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta barri ah lagu doorto 5 kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaaka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Shaacisay Liiska Dhaqan Soo Xulaya Ergada Lix Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta shaaciyey odayaasha dhaqanka iyo xubnaha bulshada yaridka ah ee soo xulaysa Ergada kala dooranaysa lix kursi oo katirsan golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Bosaaso: Sanaadiiqdii Codbixinta Oo Aan Maanta Midna La Furin! Waxaa maanta oo sabti ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari lagu doortay doorashada 16 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta la doortay ayaa waxaa ku soo…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Natiijada Doorashada Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta lagu doortay 16 kursi, kuwaas oo katirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo horay guddiga ay u shaaciyeen doorashadooda. 1: Kursiga tirsigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Jadwalka Doorashada 5 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey dhaqanka soo xulaya ergada kala doranaysa shan kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo deegaan doorashadoodu ay tahay…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Maanta Lagu Dooranayo Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta lagu dooranayaa 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamanka 11-aad ee federalka Soomaaliya, kuwaas oo habraacooda horay uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Qiimeynta Garbahaarrey oo Kulamo Ka Bilaabay Kismaayo Guddiga dhowaan Ra,iisalwasaare Roole u magacaabay qiimaynta deegaan doorashada Labaad ee dowlad goboleedka Jubbland ee degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo ayaa Kismaayo ka bilaabay kulamo ay la yeelanayaan bulshada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Koorfur Galbeed oo Shaaciyey Doorashada Lix Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa maanta shaaciyey qabasha doorashada 6 kursi kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuriyadda fedelka ah ee Soomaaliya,…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Shaaciyey Musharraxiinta Kuraasta Taalla Boosaaso Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta shaaciyey musharraxiinta u tartamaysa 16 kursi oo tirsan golaha shacabka BJFS , kuwaas doorashadoodu ay ka dhici doonto magaalada Boosaso ee…